Dowlad Shaacisay in Ciidankooda diyaar u yihiin Difaaca magaalada Qudus

Waxaa sii xoogeesanaya carada ka dhalatay go’aankii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ugu aqoonsaday magaalada Barakeesan ee Qudus in ay tahay Caasimada Maamulka Israa’iil. Wadamo badan oo Caalamka kuyaala gaar ahaan kuwa Islaamka waxaa ka dhacay banaan baxyo aad u waa weyn oo looga soo horjeeday Go’aankii Dowlada Mareykanka, waxaana Madax kala duwan cambaareeyeen Donald Trump. … Continue reading Dowlad Shaacisay in Ciidankooda diyaar u yihiin Difaaca magaalada Qudus